HomeWararRW Rooble oo Nairobi kulan kula qaatay qaar ka mid ah Safiirada...

RW Rooble oo Nairobi kulan kula qaatay qaar ka mid ah Safiirada beesha Caalamka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha Caalamka oo uu kala hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo kaalintooda ku aaddan taageeradaada dhaqaale ee beesha Caalamka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka siiyay safiirada xaaladda guud ee dalka iyo hannaanka ay u socdaan doorashada Golaha Aqalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha Caalamka oo uu kala hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo kaalintooda ku aaddan taageeradaada dhaqaale ee beesha Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka siiyay safiirada xaaladda guud ee dalka iyo hannaanka ay u socdaan doorashada Golaha Aqalka Sare ee dalka., Howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa inta ay ku suganyihiin magaalada Nairobi uu kulamo la qaadan doono madax kale duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts