HomeCaalamkaRakaab ku geeriyooday Shil ka dhacay Pakistaan

Rakaab ku geeriyooday Shil ka dhacay Pakistaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

10 qof ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, Karin, markii uu dab ka kacay baskii ay ku safrayeen oo marayey Waddo weyn oo ku taalla Bariga dalkaasi. Shilkaasi waxa uu saqdii Dhexe ee xalay ka dhacay Degmadda Gujranwala ee Gobalka Punjab. Baska oo ka soo ambabaxay Rawalbindi waxa uu ku sii jeeday magaalladda […]

- Advertisement -

10 qof ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, Karin, markii uu dab ka kacay baskii ay ku safrayeen oo marayey Waddo weyn oo ku taalla Bariga dalkaasi.

Shilkaasi waxa uu saqdii Dhexe ee xalay ka dhacay Degmadda Gujranwala ee Gobalka Punjab.

- Advertisement -

Baska oo ka soo ambabaxay Rawalbindi waxa uu ku sii jeeday magaalladda Lahoor oo caasimad u ah Gobalka Punjab.

Sarkaal ka tirsan Kooxaha Gurmadka, laguna magacaabo Anjum Shahzaad ayaa sheegay inuu dabku ka dhashay dareere gaas ah, iyadoo Basku ahaa mid ku shaqeeya Baansiin iyo Nafto.

Latest stories