HomeCaalamkaDad Rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Koonfurta Afganistaan

Dad Rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Koonfurta Afganistaan

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

20 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay Duqeymo Diyaaradeed, Madaafiic iyo Dagaalo 48-kii saacadood ee la soo dhaafay ka socday Caasimada Gobalka Helmand ee Lashkargah.

Duqeymahaasi waxay kaloo burbur u geysteen Xarun Caafimaad iyo Dugsi.

- Advertisement -

Telefishinka TOLO News waxa uu ka soo xigtay Ilo dhanka Amaanka inay suurtogal tahay in Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ee B 52 beegsadeen goobahaasi oo ay Maleeshiyada Daalibaan ku sugnaayeen.

Dhanka kale, Wasaaradda Difaaca ee Afghanistaan waxay sheegtay in 570 Maleeshiyo ka tirsan Daalibaan lagu dilay Hawlgalo ka dhacay Gobalada kala ah: Nangarhar, Khost, Logar, Paktia, Kandahar, Herat, Farah, Jowzjan, Samangan, Helmand, Takhar, Kunduz iyo Panshir ee dalkaasi.

Qoraal la soo dhigay Twitter-ka Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in Hawlgaladaasi lagu dhaawacay 161 kale oo tirsan Kooxda Daalibaan.

Latest stories