HomeCaalamka22 qof oo ku dhintay dagaal dhex-maray dad Xoolo dhaqato ah iyo...

22 qof oo ku dhintay dagaal dhex-maray dad Xoolo dhaqato ah iyo beeraley 

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Mas’uuliyiinta dalka Chad waxay sheegeen in 22 qof ay dhinteen halka 18 ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal dhexmaray dad xoolo dhaqato iyo beeraley ku sugnaa gobolka galbeedka ku yaalla ee Hadjer-Lamis. Afhayeen u hadlay dowladda oo lagu magacaabo Abdramane Koulamallah ayaa sheegay in ciidamo loo diray gobolka ay dhibataadan ka dhacday si xiisadda ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiinta dalka Chad waxay sheegeen in 22 qof ay dhinteen halka 18 ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal dhexmaray dad xoolo dhaqato iyo beeraley ku sugnaa gobolka galbeedka ku yaalla ee Hadjer-Lamis.

Afhayeen u hadlay dowladda oo lagu magacaabo Abdramane Koulamallah ayaa sheegay in ciidamo loo diray gobolka ay dhibataadan ka dhacday si xiisadda ay u dejiyaan.

- Advertisement -

Colaadda ka dhex taagan dadka beeraleyda ah iyo carabta xoolo dhaqatada ah ayaa ah mid marar badan soo laba kacleysay oo ay dad badan ku dhinteen.

Barasaabka gobolka ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegtay in dagaalka uu Sabtidii ka qarxay halkaas kaas u dhexeeyay dadka Boulala iyo bulshada carabta ee xoolo dhaqatada ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts