HomeCaalamkaKooxda Daalibaan oo u digtay Maraykanka iyo dil ka dhacay Kabul

Kooxda Daalibaan oo u digtay Maraykanka iyo dil ka dhacay Kabul

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka Xafiiska Siyasadda ee Kooxda Daalibaan oo la haday Telefishinka Al-Jazeera waxa uu uga digay Maraykanka inay joojiyaan Faragelinta dheeraad ee ay ku hayaan Arrimaha Gudaha ee Afganistan. Waxa kale oo uu ugu baaqay inay dhowraan Heshiiskii ay Labada dhinac ku saxiixdeen Caasimadda dalka Qatar ee Doha bishii Feberaayo ee sanadkii hore, kaasi oo dhigayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Xafiiska Siyasadda ee Kooxda Daalibaan oo la haday Telefishinka Al-Jazeera waxa uu uga digay Maraykanka inay joojiyaan Faragelinta dheeraad ee ay ku hayaan Arrimaha Gudaha ee Afganistan.

Waxa kale oo uu ugu baaqay inay dhowraan Heshiiskii ay Labada dhinac ku saxiixdeen Caasimadda dalka Qatar ee Doha bishii Feberaayo ee sanadkii hore, kaasi oo dhigayey in la joojiyo colaada iyo inay Ciiddanka Maraykanka ka baxaan Afganistan ugu dambeyn bisha September 11-da ee sanadkan.

- Advertisement -

Hadalka Afhayeenka Xafiiska Siyasadda ee Kooxda Daalibaan waxa uu ku soo beegmay iyadoo Diyaaradaha Maraykanka ee B 52 ay duqeyn ku dileen in ka badan 200 oo Dagaalyahanada Daalibaan, kuwaasi oo ku sugnaa Caasimadda Gobalka Jawazjan ee Sheberghan ee Waqooyiga Afganistan.

Dhinaca kale, 2 Shaqaale oo ka tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalkaasi ayaa la dilay, halka mid kalena lagu dhaawacay duleedka caasimadda dalkaasi ee Kabul.

Telefishinka One TV News ayaa baahiyey in Shaqaalahaasi la toogtay, xilli ay gaari ku marayeen Degmadda Deh Sabaz ee W/Bari ee magaalladda Kabul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts