HomeCaalamkaAskar u dhalatay dalka Burkino Faso oo la dilay

Askar u dhalatay dalka Burkino Faso oo la dilay

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

12 Askari ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow Xuduudka uu dalkaasi la wadaagaan dalka Maali.

Wasiirka Isgaarsiinta ee dalkaasi, Oseeni Tambuura waxa uu sheegay in xubno ka tirsan Ciiddanka dhulka iyo kuwa sida Degdega farangelinta u sameeya jidka loo galay, iyadoo 12 Askari la dilay, halka 8 kalena la dhaawacay.

- Advertisement -

Ma cadda Kooxda weerarka geystay iyadoo ay inta badan Maleeshiyo taabacsan BOKO XARAAM iyo Daacish ka hawl-galaan Xuduudka ay wadaagaan dalalka Burkino Faaso iyo Maali.

Latest stories