HomeCaalamkaSarkaal kale oo loo xiray dilkii loo geystay Madaxweynihii dalka Haiti

Sarkaal kale oo loo xiray dilkii loo geystay Madaxweynihii dalka Haiti

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in la xiray Sarkaal ka tirsan Boliska, kaasi oo lala xiriirinayo dilkii Madaxweynihii dalkaasi, Jovenel Moise. Sarkaalka la xiray ayaana noqonaya kii 4-aad ee la xiro, tan iyo markii uu bilowday baaritaanka dilkaasi, sida ay sheegtay Afhayeenada Boliska Hayti, Mariya Misheel. Faahfaahin dheeraad ah kama bixinin doorkii uu Sarkaalkaasi ku lahaa weerarkii Madaxweynihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in la xiray Sarkaal ka tirsan Boliska, kaasi oo lala xiriirinayo dilkii Madaxweynihii dalkaasi, Jovenel Moise.

Sarkaalka la xiray ayaana noqonaya kii 4-aad ee la xiro, tan iyo markii uu bilowday baaritaanka dilkaasi, sida ay sheegtay Afhayeenada Boliska Hayti, Mariya Misheel.

- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ah kama bixinin doorkii uu Sarkaalkaasi ku lahaa weerarkii Madaxweynihii hore lagu khaarijiyey bishn July 7-dii.

Boliska Haiti waxay horey u aqoonsadeen 28 Eedeysane oo ku lugta lahaa Khaarijintaasi, iyadoo la qabtay 18 u dhalatay dalka Kolombiya, 5 u dhalatay Haiti iyo 3 Maraykan ah.

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay xaqiijiyeen in 7 ka mid ah Eedeysanayaasha u dhashay Kolombiya ay Tababar Milliteri ku soo qaateen Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts