HomeCaalamkaKamaala Harris oo Booqan doonta dalal ku yaalla Qaaradda Aasiya

Kamaala Harris oo Booqan doonta dalal ku yaalla Qaaradda Aasiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka, Kamaala Hariis waxay bilowga bisha soo socota ee  Agost booqan doontaa dalalka Singabore iyo Vietnam, si loo xoojiyo Xiriirkooda, loona ballaariyo Iskaashiga Dhaqaale. Harris waxaa Madaxweyne-ku-xigeenkii u horeeyey ee Maraykan ah oo abid booqda dalka Vietnam. Muddada ay booqanayso labadaasi dal waxay Hoggaamiyayaasha labadaasi dal kala hali doonta Arrimaha Ammaanka Gobalka, Isbedelka Cimilada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka, Kamaala Hariis waxay bilowga bisha soo socota ee  Agost booqan doontaa dalalka Singabore iyo Vietnam, si loo xoojiyo Xiriirkooda, loona ballaariyo Iskaashiga Dhaqaale.

Harris waxaa Madaxweyne-ku-xigeenkii u horeeyey ee Maraykan ah oo abid booqda dalka Vietnam.

- Advertisement -

Muddada ay booqanayso labadaasi dal waxay Hoggaamiyayaasha labadaasi dal kala hali doonta Arrimaha Ammaanka Gobalka, Isbedelka Cimilada, Ka-hortaga COVID 19  iyo Galaangalka Shiinaha ee dalalkaasi.

Safarkeeda waxa uu ku soo beegmay, iyadoo uu Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Lloyd Austin soo gebagebeeyey socdaal uu ku tegay dalalka Singapore, Vietnam iyo Filibiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts