HomeCaalamkaDagaalamayaasha Daalibaan oo dib loo caabiyey iyo Shil gaaari oo dhacay 

Dagaalamayaasha Daalibaan oo dib loo caabiyey iyo Shil gaaari oo dhacay 

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciiddanka Difaaca iyo Ammaanka ee Qaranka dalkaasi ee ANDSF waxay sheegeen inay Dagaalamayaasha shalay Daalibaan dib ugala wareegeen Caasimad-gobaleedyada Heart, Helmand, Takhar iyo Khandahaar. Dagaaladii shalay dhacay ayaana ka mid ah maalmaha ugu dhiig daadashada badnaa dalkaasi labadii bilood ee la soo dhaafay. Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ayaa la sheegay inay Ciiddanka Dowladda Afganistan ka taageereen Dagaalkii ka […]

- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca iyo Ammaanka ee Qaranka dalkaasi ee ANDSF waxay sheegeen inay Dagaalamayaasha shalay Daalibaan dib ugala wareegeen Caasimad-gobaleedyada Heart, Helmand, Takhar iyo Khandahaar.

Dagaaladii shalay dhacay ayaana ka mid ah maalmaha ugu dhiig daadashada badnaa dalkaasi labadii bilood ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ayaa la sheegay inay Ciiddanka Dowladda Afganistan ka taageereen Dagaalkii ka dhacay Gobalka Heart oo xuduud la leh dalka Iran.

Dhinaca kale, Ugu yaraan 20 qof ayaa geeriyootay, 18 kalena wey dhaawacmeen, labo shil oo 24-kii saacadood ee l soo dhaafay ka dhacay Afganistan.

Warbaahinta TOLO News ee dalkaasi waxay maanta sheegtay  inay dadkaasi waxyeello ka soo gaareen laba shil oo ka wada dhacay Degmadda Qarqahayi ee Gobalka Laghaman.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Shilalkaasi waxa uu ka dhacay meel ku dhow Tuulladda Narinj Bagha, iyadoo ay isku dhaceen Bas Rakaab waday iyo gaari kale.

Latest stories