HomeCaalamkaDowladda Raashiya oo Turkiga u dirtay diyaaradaha Dab demiska 

Dowladda Raashiya oo Turkiga u dirtay diyaaradaha Dab demiska 

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay inay soo gaareen 8 Diyaaradood oo uu Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin u soo diray, kuwaasi oo gacan ka geysan doona Hawlgalka lagu daminayo Kaymaha ku gubanaya Koonfurta Turkiga. 5 Diyaaradaha waa weyn ee Il 76 iyo 3 Helikobtarada nooca Mi 8 ayuu Madaxweynaha Raashiya soo diray, kadib, markii ay Khadka Telefoonka […]

- Advertisement -

Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay inay soo gaareen 8 Diyaaradood oo uu Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin u soo diray, kuwaasi oo gacan ka geysan doona Hawlgalka lagu daminayo Kaymaha ku gubanaya Koonfurta Turkiga.

5 Diyaaradaha waa weyn ee Il 76 iyo 3 Helikobtarada nooca Mi 8 ayuu Madaxweynaha Raashiya soo diray, kadib, markii ay Khadka Telefoonka ku wada hadleen dhigiisa Turkiga, Rajab Dayib Erdogan.

- Advertisement -

Putin waxa uu u xaqiijiyey Erdogan inay taageero dheeraad ah ka geysan doonaan daminta Kaymaha ku gubanaya Koonfurta Turkiga.

Dhinaca kale,  Madaxweyne Erdogan waxa uu Putin uga mahad celiyey inuu u soo diray Turkiga 5 diyaaradaha Il 76 oo ay midiiba qaadi Karta 40 tan.

Arbacadii hore ayuu dab xoogan qabsaday dhulka Kaymaha ee Gobalo ku yaalla Koonfurta Turkiga,  iyadoo ay 6 qof ku geeriyootay, halka ay 183 kalena ku dhaawacmeen.

Latest stories