HomeCaalamkaBadmaxiin lagu dilay weerar lala beegsaday Markab weyn

Badmaxiin lagu dilay weerar lala beegsaday Markab weyn

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

2 shaqaale ayaa lagu dilay weerar lala beegsaday Markab nooca Shidaalka qaada oo marayey meel ka baxsan Xeebaha dalka Cummaan. Hadal ka soo baxay Shirkadda leh Markabkaasi  ayaa lagu sheegay in Nin u dhashay UK, mid ka soo jeeda dalka Romania lagu dilay Weerarkaasi. Markabka la weeraray oo lagu magacaabo  Merker Street  oo ay leedahay Shirkad Israeli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

2 shaqaale ayaa lagu dilay weerar lala beegsaday Markab nooca Shidaalka qaada oo marayey meel ka baxsan Xeebaha dalka Cummaan.

Hadal ka soo baxay Shirkadda leh Markabkaasi  ayaa lagu sheegay in Nin u dhashay UK, mid ka soo jeeda dalka Romania lagu dilay Weerarkaasi.

- Advertisement -

Markabka la weeraray oo lagu magacaabo  Merker Street  oo ay leedahay Shirkad Israeli ah ayaa ku sii jeeday Dekeddaa magaalladda Fujayrah ee dalka Imaaraadka Carabta.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda Israel,Yair Lapid waxa uu ku eedeeyey Dowladda Iran inay ka dmbeeyeen weerarkaasi,loona baahan yahay in laga fal-celiyo weerarkaasi.

Sarkaal ka tirsan Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa sheegay inay tuhunsan yihiin in Daroon loo adeegsaday Weerarkaasi.

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Iran ee Al-Calam ayaa ilo aan la magacaabin ka soo xigtay in weerarkaasi looga fal-celinayey weerar ay Israel ka geysteen Garoonka Diyaradaha ee magaalladda Dabaa ee Gobalka Al-Qusayr ee dalka Syria bishii May 10-dii ee sanadkii 2018-kii

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts