HomeCaalamkaMarkab lagu weeraray Xeebaha dalka Oman

Markab lagu weeraray Xeebaha dalka Oman

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Markabka ayaa la sheegay in xalay lagu weeraray meel u dhow Jesiiradda Masirah oo 300 KM dhanka K/bari kaga toosan caasimada dalka Oman ee Maskhat. Koox ka tirsan Milliteriga British ayaa sheegay inay baarayaan shil kale oo aan la sharxin oo ka dhacay isla goobtaasi. Dowladda Oman weli kama hadlin, halka Guutada 5-aad ee Ciiddanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markabka ayaa la sheegay in xalay lagu weeraray meel u dhow Jesiiradda Masirah oo 300 KM dhanka K/bari kaga toosan caasimada dalka Oman ee Maskhat.

Koox ka tirsan Milliteriga British ayaa sheegay inay baarayaan shil kale oo aan la sharxin oo ka dhacay isla goobtaasi.

- Advertisement -

Dowladda Oman weli kama hadlin, halka Guutada 5-aad ee Ciiddanka Badda Maraykanka ee Ilaaladda ka haya Bariga Dhexe ay ka jawaabin wicitaanada, si ay uga hadlaan weerarkaasi.
Shilal horey uga dhacay Gacanka Hormuuz waxaa lagu eedeeyey inay Iiraan ka dambaysay, inkastoo ay Iiraaniyiinta beeniyeen eedeymahaasi.

Shilka xalay lagu weeraray Markab marayey meel ka baxsan Xeebaha Oman waxay ku soo beegantay, xilli ay xiisad kulul ka taagan tahay Barnaamijka Nukliyeerka Iiraan oo uu Madaxweynihii Maraykanka, Donald Trump qaadacay sanadkii 2018-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts