HomeCaalamkaAskari Maraykan ah oo loo haysto inuu dab qabadsiiyay markab dagaal

Askari Maraykan ah oo loo haysto inuu dab qabadsiiyay markab dagaal

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020 uu dab qabadsiiyay markab dagaal oo lagu magacaabo USS Bonhomme Richard. Askariga oo aan magaciisa la shaacin ayaa loo haystaa in uu dab qabadsiiyay gudaha markabka, kaasoo khasaaro baahsan dhaliyay, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidanka badda oo lagu magacaabo Sean […]

- Advertisement -

Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020 uu dab qabadsiiyay markab dagaal oo lagu magacaabo USS Bonhomme Richard.

Askariga oo aan magaciisa la shaacin ayaa loo haystaa in uu dab qabadsiiyay gudaha markabka, kaasoo khasaaro baahsan dhaliyay, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidanka badda oo lagu magacaabo Sean Robertson.

- Advertisement -

Markabka oo xilliga uu dabka ka kacayay ku xirnaa dekadda San Diego, California ayaa demintiisa waxa ay qaadatay muddo afar maalmood ah.

Ugu yaraan 40 askari iyo 23 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay dabkaas.

War qoraal ah oo uu soo saaray afhaayeenka ayaa lagu sheegay in askariga “uu xilligaas kamid ahaa shaqaalaha markabka Bonhomme Richard.”

- Advertisement -

“Caddeymaha la ururiyay inta uu socday baaritaanka ayaa ku filan in maxkamad lagu soo taago eedeysanaha iyadoo la raacayo hannaanka garsoorka milateriga,” ayuu yiri afhayeenka.

Latest stories