HomeWararFaah faahin:- Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Faah faahin:- Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo loo dhigay gaari ay saarnaaayeen dad shacab ah oo marayay waddo xariirisa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-burte ee Gobalka Hiiraan. Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in Gaariga  oo ahaa nooca loo yaqaan Noah-da oo ka soo baxay Degmada Jalalaqsi, isla markaana ay saarnaayeen ilaa 7 ruux oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo loo dhigay gaari ay saarnaaayeen dad shacab ah oo marayay waddo xariirisa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-burte ee Gobalka Hiiraan.

Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in Gaariga  oo ahaa nooca loo yaqaan Noah-da oo ka soo baxay Degmada Jalalaqsi, isla markaana ay saarnaayeen ilaa 7 ruux oo shacab ahaa aya miinada kula kacday meel qiyaastii 30 km u jirta Degmada Buula-burte, halkaasi oo uu ku dhintay wadihii gaariga, halka ay ku dhaawacmeen Afar ruux oo kale.

- Advertisement -

Isbitaalka Degmada Buula-burte ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada ka dhashay qaraxa, waxaana laga soo dayriyaan Xaaladaha caafimaad ee dadkii shacabka ahaa ee ku waxyeeloobay Miinadaasi.

Shalay Degaanno hoos yimaada Degmada Buule Barde ee Gobolka Hiiraan, waxaa ka dhacay dagaal khasdaaro gaystay oo u dhexeeyay dagaalamaayasha Al-shabaab iyo Ciidanka Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaana Saraakiisha Ciidanka Dowladdu ay sheegeen in ay qabsadeen degaanno dhowr ah oo hoos yimaada degmadaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts