HomeCaalamkaRaashiya iyo dalal kale oo Dhoolatus Milliteri sameeyn doona

Raashiya iyo dalal kale oo Dhoolatus Milliteri sameeyn doona

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

In ka badan 1,500 Askari oo ka kala socda dalalka Raashiya, Tajakistaan iyo Uzbakistaan ayaa ka qeyb geli doonaan Dhoolatuskaasi oo ka dhici doona Xuduudka Afganistan.

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa sheegtay in Carbiska Milliteri lagu qaban doono Dhulka Tababarka ee Kharba- Maydon oo masaafo ahaan 20-KM u jirta Xuduudka Afganistan, wuxuuna Dhoolatuskaasi bilaaban doonaa Bisha soo socota ee August 5-da ilaa 10-da.

- Advertisement -

Ciiddamadda saddexda dal ee ka qeyb qaadan doona Carbiskasi waxaa la sheegay inay soo bandhigi doonaan 300 oo Gaadiidka  Milliteriga iyo Qalabka Culus ee Dagaalka, iyadoo Milliteriga Raashiya ee Saldhigga ku leh dalka Tajakistan yihiin kuwo ugu cuddada weyn ee Dhoolatuskaasi ka qeyb qaadan doona.

Latest stories