HomeCaalamkaTallaalkii ugu horreeyay ee xanuunka Malaariyada oo lasoo saarayo

Tallaalkii ugu horreeyay ee xanuunka Malaariyada oo lasoo saarayo

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shirkadda soo saarta dawooyinka ee BioNtech oo laga leeyahay Jarmalka ayaa shaacisay inay soo saareyso tallaalkii ugu horeeyay ee xanuunka duumada ama malaariyada, iyagoo adeegsanaya tiknoloojiyadda ay ku soo sareen tallaalka looga hor tago fayraska Corona. Shirkadda ayaa tijaabada tallaalkan bilaabi doonta sanadka soo aaddan.Tiknoloojiyadda MRNA, ayaa si sahlan u soo saarta tallaalada, waxayna qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda soo saarta dawooyinka ee BioNtech oo laga leeyahay Jarmalka ayaa shaacisay inay soo saareyso tallaalkii ugu horeeyay ee xanuunka duumada ama malaariyada, iyagoo adeegsanaya tiknoloojiyadda ay ku soo sareen tallaalka looga hor tago fayraska Corona.

Shirkadda ayaa tijaabada tallaalkan bilaabi doonta sanadka soo aaddan.Tiknoloojiyadda MRNA, ayaa si sahlan u soo saarta tallaalada, waxayna qeyb weyn ku leedahay dhanka wax soo saarka tallaalada kala duwan.

- Advertisement -

Shirkadda BioNTech iyo shirkadda ay is kaashadaan ee Phizer, ayaa tallaalkooda Covid-19 ku soo saaray muddo ka yar hal isbuuc.

Shirkadda ayaa haatan dooneysa inay soo saarto tallaalka xanuunka Malaariyada iyadoo adeegsaneysa tiknoolojiyaddan.

In ka badan 400,000 oo qof ayaa sanad walba u geeriyooda xanuunka Malaariyada, kuwaas oo badankood ay yihiin carruurta ku nool wadamada Africa ee saxarada ka hooseeya.

- Advertisement -

Waxaa jira kaliya hal tallaal oo cudurka duumada oo la ansixiyay. Soo saaristiisa ayaa waxay seynisyahanada ku qaadatay in ka badan 30 sano, wuxuuna wartarkiisu yahay boqolkiiba 30 oo keliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts