HomeCaalamkaCiidamo soo magan-galay Pakistan oo Maanta dib loogu celiyay dalkooda

Ciidamo soo magan-galay Pakistan oo Maanta dib loogu celiyay dalkooda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

46 Askari oo u dhashay dalka Afganistan oo shalay ka gudbay Xuduudka Pakistan ayaa la sheegay in maanta dib ugu laabteen dalkooda Hooyo. Ciiddankaasi oo ay ka mid ahaayeen 5 Sarkaal waxay shalay ka firxadeen Bar Kontorool, kadib, markii ay Daalibaan kala kulmeen weerar ay u babac dhigi kari waayeen. Hadal ka soo baxay Taliska […]

- Advertisement -

46 Askari oo u dhashay dalka Afganistan oo shalay ka gudbay Xuduudka Pakistan ayaa la sheegay in maanta dib ugu laabteen dalkooda Hooyo.

Ciiddankaasi oo ay ka mid ahaayeen 5 Sarkaal waxay shalay ka firxadeen Bar Kontorool, kadib, markii ay Daalibaan kala kulmeen weerar ay u babac dhigi kari waayeen.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Taliska Milliteriga Pakistan ayaa lagu sheegay inay Ciiddankaasi iyagu dalbadeen inay dib ugu laabtaan dalkooda, waxayna ka gudbeen Degmadda Jitral oo kaabiga ku haysa Xuduudka ay labada dal wadaagaan.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan, Sheekh Rashiid Axmed waxa uu beeniyey inay Ciiddanka Afganistan isku dhiibeen Ciiddanka Pakistan.

Latest stories