HomeCaalamkaHoggaamiye Maleeshiyo hubeysan oo lagu dilay dalka Liibiya

Hoggaamiye Maleeshiyo hubeysan oo lagu dilay dalka Liibiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha Ammaanka ee dalka Liibiya ayaa waxaa ay sheegeen inay dileen Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Maxamed Al-Kani, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka horey ugu soo rogtay Cunaqabatayn. Milliteriga Libiya waxay sheegeen in Ninkaasi lagu dilay Iska-horimaad ka dhacay magaalladda Banqaasi ee Bariga dalkaasi, xilli la doonayey in la soo qabto. Hoggaamiye Maleeshiyaadka la dilay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Ammaanka ee dalka Liibiya ayaa waxaa ay sheegeen inay dileen Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Maxamed Al-Kani, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka horey ugu soo rogtay Cunaqabatayn.

Milliteriga Libiya waxay sheegeen in Ninkaasi lagu dilay Iska-horimaad ka dhacay magaalladda Banqaasi ee Bariga dalkaasi, xilli la doonayey in la soo qabto.

- Advertisement -

Hoggaamiye Maleeshiyaadka la dilay waxaa lagu eedeynayaa inuu mas’uul ka ahaa dhimashada dad laga helay Qabuuro-wadareed ku yaalla Degmadda Tarhuna oo 65 KM dhanka K/Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts