HomeWararDad shacab ah oo lagu af-duubtay degaan ka tirsan Gobolka Sool

Dad shacab ah oo lagu af-duubtay degaan ka tirsan Gobolka Sool

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Carrooley ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay fal af-duub ah loogu geystay dad shacab ah, kuwaasi oo weli la ogeyn halka la la’aaday.

Kooxo hubeysan ayaa lasoo weriyay in dadkaan ay ka af-duubteen deegaanka Carrooley, xili ay socdaal dhulka uga yimaadeen beeraha Xalin oo ka tirsan degmada Taleex ee Gobolka Sool dhinaca Maamulka Somaliland.

Wararka intaas kusii daraya in kooxaha falka geystay ay u abaabul naayeen hab beeleed, kuwaasi oo la sheegay inay ka careysan yihiin Nin lagu magacaabo Cabdikariin Cali Nuur oo Somaliland ku xirtay magaalada Berbera.

Dhawaan ayey aheyd markii sidaan oo kale deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool lagu af-duubtay dad shacab ah oo safar ahaa, isla markaana xiligaas lagala degay gaari ay saarnaayen, iyagoo kusii jeeday Tukaraq.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories