HomeCaalamkaMuhaajiriin ku geeriyootay Dooni ku degtay xeebaha Liibiya

Muhaajiriin ku geeriyootay Dooni ku degtay xeebaha Liibiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

57 Muhaajiriin ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalkaasi.  Afhayeenada Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM, Safa Mesheli waxay tilmaamtay in Doonidasi oo ay la socdeen ugu yaraan 75 Muhaajiriin Afrikaan ah ay maalintii Axadda ee la soo dhafay ka soo shiraacatay Xeebaha Degmadda Khumus ee Galbeedka Libiya, iyagoo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

57 Muhaajiriin ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalkaasi.

 Afhayeenada Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM, Safa Mesheli waxay tilmaamtay in Doonidasi oo ay la socdeen ugu yaraan 75 Muhaajiriin Afrikaan ah ay maalintii Axadda ee la soo dhafay ka soo shiraacatay Xeebaha Degmadda Khumus ee Galbeedka Libiya, iyagoo ku wajahnaa Xeebaha Qaaradda Europe.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in 57 qof ee ku hafteen Badda, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen 20-haween iyo 2 carruur, iyadoo la soo badbaadiyey 18 qof oo ka soo kala jeeda dalalka Nigeria, Ghana iyo Gambia.

Shilka Doonida shalay ku qalibantay Xeebaha Libiya waa shilkii labaad ee wax ka yar hal isbuuc ka dhaca meel ka baxsan Xeebaha Libiya, iyaadoo ay ugu yaraan 20 Muhaajiriin ah ku dhinteen Dooni degtay Arbacadii la soo dhaafay.

Dhimashadii ugu badnayd ee ay dad Muhaajiriinah ku geeriyoodaan sanadkan waxa uu dhacay bishii April 22-dii, kadib, markii ay 130 qof ku hafteen meel ka baxsan Badda Libiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts