HomeCaalamkaQM iyo Midowga Yurub oo War kasoo saaray dhacdooyinka ka socda Tuunis

QM iyo Midowga Yurub oo War kasoo saaray dhacdooyinka ka socda Tuunis

Date:

Related stories

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasiyiinta ee dalka Tuunis inay ka fogaadaan rabashad iyo in dalka uu galo fowdo. Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaraamda Midoobe Farxaaan Xaq ayaa sheegay in Qaramada Midoobey ugu baaqeyso dhinacada isku khilaafsan siyaasadda dalkaTuunis inay  xaaladda dejiyaan kuna dhamaeeyaan khilaafka jira si xigmadeysan . Afhayeenka ayaa ka gaabsaday […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasiyiinta ee dalka Tuunis inay ka fogaadaan rabashad iyo in dalka uu galo fowdo.

Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaraamda Midoobe Farxaaan Xaq ayaa sheegay in Qaramada Midoobey ugu baaqeyso dhinacada isku khilaafsan siyaasadda dalkaTuunis inay  xaaladda dejiyaan kuna dhamaeeyaan khilaafka jira si xigmadeysan .

- Advertisement -

Afhayeenka ayaa ka gaabsaday inuu afgenbi ku tilmaamo wixii xalay ka dhacay dalka Tuunis. Dhinaca kale, Midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxda Tuunis in la ixtiraamo dastuurka iyo sharciyada u yaal dalka.

Nabiila Misraali oo u ah Midowga Yurub afhayeen  ayaa sheegtay in ururka Midowga Yurub si hoose ula socda dhacdooyinkii  ugu danbeeyay  ee dalka Tuunis.

Madaxweynaha Tuunis ayaa xalay xilka ka qaaday ra’iisal wasaarihii dalkaas. Isagoo sidoo kalena joojiyay dhamaan howlihii baarlamaanka  dalkaas

- Advertisement -

Madaxweyne Qeys Saciid ayaa maanta sidoo kale xilka ka  qaaday wasiirada caddaladda iyo difaaca ee dalkaas.

Latest stories