HomeCaalamkaShisheeyaha sharci-darada ku jooga Pakistan oo Digniin loo diray

Shisheeyaha sharci-darada ku jooga Pakistan oo Digniin loo diray

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Sheekh Rashiid Axmed waxa uu dadka Shisheeyaha ee aan Sharciga lahayn inay isaga wada huleelaan dalkaasi ugu dambayn bisha soo socoto ee August 14-da.

Wasiirka waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shirweyne maanta lagu qabtay Caasimadda Islamabaad, wuxuuna xusay in tallaabo laga qaadayo 39 Sarkaal oo ku lug lahaa Bixinta Kaarar Aqoonsi oo Been Abuur oo la siiyey dad shisheeye ah.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Pakistan waxa uu xusay inay Kumanaan qof oo Shisheeye ah ay ku nool yihiin dalkaasi, kuwasi oo ay ku jiran kuwo aan sanooyin badan loo cusbooneysiinin Fiisaha ay ku joogaan Pakistan.

Waxa uu ka codsaday Dadka Ajaaniibta inay isaga baxaan Pakistan ka hor bisha soo socota 14-da amaba inay Codsiyadooda cusbooneysiinta Fiisaha ku soo dalbadaan qaab Online ah, iyadoo aan haba yaraatee la ganaaxi doonin.

Latest stories