HomeCaalamkaLubnaan oo maanta yeelan doonta Ra’isul-wasaare Ku-meel-gaar ah

Lubnaan oo maanta yeelan doonta Ra’isul-wasaare Ku-meel-gaar ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maalqabeen Najiib Mikaati oo mar Ra’isul-Wasaare ka soo noqday dalkaasi ayaa la filayaa in maanta mar kale xilkaasi loo magacaabo, isagoo taageerada ugu badan ka haysta Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Suniyiinta ee dalkaasi, oo uu ka mid yahay Ra’isul-wasaarihii hore, Sacad Xariiri . Sidoo kale, waxa uu Taageero ka haystaa Afhayeenka Barlamaanka Lubnaan, Nabiih Barreh iyo Dhaqdhaqaaqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalqabeen Najiib Mikaati oo mar Ra’isul-Wasaare ka soo noqday dalkaasi ayaa la filayaa in maanta mar kale xilkaasi loo magacaabo, isagoo taageerada ugu badan ka haysta Hoggaamiyayaasha Muslimiinta Suniyiinta ee dalkaasi, oo uu ka mid yahay Ra’isul-wasaarihii hore, Sacad Xariiri .

Sidoo kale, waxa uu Taageero ka haystaa Afhayeenka Barlamaanka Lubnaan, Nabiih Barreh iyo Dhaqdhaqaaqa Siyaasadeed ee Amal

- Advertisement -

RW Cusub, Najiib Mikaati oo ah Maalqabeen caan ah ma haysto Taageerada ugu badan ee Xildhibaanadda Kirishtaanka ah, halka ay Xisbiyo kalena sheegeen inay Murashax u soo magacaabi doonin Xilka Ra’isul-wasaaraha.

Nidamka Siyaasadeed ee dalka Lubnaan wxa uu dhigayaa inuu Xilka Ra’isul-wasaaraha qabto Siyaasi Sunni ah, halka Madaxweynuhu ka imaanayo Kirishtaanka Maronitka, iyadoo uu Afhayeenka Barlamaankana noqonayo Siyaasi ka soo jeeda Muslimiinta Shiicada.

Lubnaan ma lahayn Xukuumad buuxda tan iyo markii uu Qaraxa weyn ka dhacayDekedda magaalladda Beyruut bishii August ee sanadkii hore, xilligaasi oo uu Ra’isul-wasaare Xasan Dayib iska casilay Xilkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts