HomeCaalamkaMareykankana oo Ciidammada Afgaanistaan ku booriyay inay hakiyaan awoodda Taalibaan

Mareykankana oo Ciidammada Afgaanistaan ku booriyay inay hakiyaan awoodda Taalibaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka, Lloyd Ausin, ayaa ciidammada ammaanka ee Afghaanistaan ugu baaqay in mudnaan gaar ah ay siiyaan sidii ay u dejin lahaayeen dhaqdhaqaaqa kooxda Taalibaan, ka hor inta aanay isku dayin inay dhul kala wareegaan maleeshiyaadka. Waxaa uu sheegay in mas’uuliyiinta Afghanistan ay ku mashqulsan yihiin sidii ay u aruurin lahaayeen ciidamo oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka, Lloyd Ausin, ayaa ciidammada ammaanka ee Afghaanistaan ugu baaqay in mudnaan gaar ah ay siiyaan sidii ay u dejin lahaayeen dhaqdhaqaaqa kooxda Taalibaan, ka hor inta aanay isku dayin inay dhul kala wareegaan maleeshiyaadka.

Waxaa uu sheegay in mas’uuliyiinta Afghanistan ay ku mashqulsan yihiin sidii ay u aruurin lahaayeen ciidamo oo ay u geyn lahaayeen agaalooyinka waaweyn ee dalkaasi, si looga hor tago in Taliban ay soo galaan magaalooyinkaasi.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa imanaya xilli ururka Taalibaan uu wado guluf uu kula wareegayo dalkaasi Afgaanistaan, maadaama ay ciidammada shisheeye isaga baxayaan dalkaasi.

Ururku haatan waxa uu la wareegay kala bar dalkaasi walow aanay qabsan magaalooyinka waa wayn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts