HomeCaalamkaSaldhig ay leeyihiin Ciidanka Milliteriga Mareykanka oo la Duqeyay 

Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milliteriga Mareykanka oo la Duqeyay 

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saldhig ay Isbahaysiga Maraykanka ku leeyihiin Gobalka Kurdistan ee Waqooyiga Iraq ayaa la sheegay in lagu weeraray Diyaarad Daroon, sida uu sheegay Afhayeenka Isbahaysiga Maraykanka, Kolonel Wayne Maotto. Isagoo la hadlayey Telefishinka Al-Sumariya ee Iraq waxa uu tilmaamay in Diyaarad Daroon xalay lagu weeraray Saldhigaasi, balse, ma sheegin khasarada ka dhashay Weerarkaasi. Telefishinka kale ee Rudaw TV waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saldhig ay Isbahaysiga Maraykanka ku leeyihiin Gobalka Kurdistan ee Waqooyiga Iraq ayaa la sheegay in lagu weeraray Diyaarad Daroon, sida uu sheegay Afhayeenka Isbahaysiga Maraykanka, Kolonel Wayne Maotto.

Isagoo la hadlayey Telefishinka Al-Sumariya ee Iraq waxa uu tilmaamay in Diyaarad Daroon xalay lagu weeraray Saldhigaasi, balse, ma sheegin khasarada ka dhashay Weerarkaasi.

- Advertisement -

Telefishinka kale ee Rudaw TV waxa uu sheegay in Daroon lagu weeraray Saldhiga Milliteri ee Al-xariiri oo ku yaalla Gobalka Erbil ee Waqooyiag Iraq.

Dhinaca kale, Ciiddanka Maraykanka ka jooga Iraq ayaa la filaayaa inay oggolaadaan inay Ciiddankooda kala baxaan gudaha dalka Iraq dabayaaqada sanadkan 2021-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts