HomeCaalamkaQatar iyo Kuwayt oo laga yaabo inay marti-geliyaan Qaxooti farabadan

Qatar iyo Kuwayt oo laga yaabo inay marti-geliyaan Qaxooti farabadan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Marykanka, Antoni Bilinken  ayaa ku wajahan dalka Kuweyt, xilli ay Maraykanka doonayaan  inay dalalka Gacanka Carbeed marti-geliyaan Shaqaalihii Reer Afganistan ee la shaqeyn jirtay Hawlgalka Milliteriga Maraykanka ka wadaan dalkaasi. Antoni Bilinken  ayaa lagu wadaa inuu booqdo dalalka Kuweyt iyo Hinbiya si uu Madaxda dalalkaasi uga hadlo Ka-bixitaanka Ciiddanka Maraykanka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Marykanka, Antoni Bilinken  ayaa ku wajahan dalka Kuweyt, xilli ay Maraykanka doonayaan  inay dalalka Gacanka Carbeed marti-geliyaan Shaqaalihii Reer Afganistan ee la shaqeyn jirtay Hawlgalka Milliteriga Maraykanka ka wadaan dalkaasi.

Antoni Bilinken  ayaa lagu wadaa inuu booqdo dalalka Kuweyt iyo Hinbiya si uu Madaxda dalalkaasi uga hadlo Ka-bixitaanka Ciiddanka Maraykanka ee Afganistan, Ka-hortaga Cuddurka COVID 19 iyo qoddobo kale.

- Advertisement -

Booqashadiisa oo bilaaban doonta maalinta Isniinta ee soo socota ayaa ku soo beegantay iyadoo Maamulka Madaxweyne Joe Biden doonayaan inay dabayaaqada bsiha soo socota ee Agost ay Dib-u-dejin u sameeyaan Shaqaalaha Reer Afganistaan ee la shaqeyn  jiray Ciiddanka Maraykanka.

Dalalka Kuweyt iyo Qadar ayaana qeyb ka ah dhowr dal oo ka baaraan-degaya inay marti-geliyan Kumanaan  Shaqaalaha Reer Afganistan ee ka walaacsan Noloshooda iyo tan Qoysaskooda iyo  inay u  gacan galaan Daagaalamayasha Ururka Daalibaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts