HomeCaalamkaXildhibaano Baarlamaan oo loo qeybiyay lacag ay ku iibsadaan Gawaarida raaxada

Xildhibaano Baarlamaan oo loo qeybiyay lacag ay ku iibsadaan Gawaarida raaxada

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladda Uganda waxay Xildhibaanadda dalkaasi gacanta ka saartay 30 million oo Dollar, si ay ugu iibsadaan Gaadiidka Raaxadda, xilli uu dalkaasi la daalla-dhacayo xanuunka COVID 19. Xildhibaan kasta waxa qoondo ahaan loo siiyey lacag dhn 200 oo million oo Shillinka Uganda oo u dhiganta 56,500 Dollar, si ay u helaan gaadiid cusub. Xildhibaan kasta oo […]

- Advertisement -

Dowladda Uganda waxay Xildhibaanadda dalkaasi gacanta ka saartay 30 million oo Dollar, si ay ugu iibsadaan Gaadiidka Raaxadda, xilli uu dalkaasi la daalla-dhacayo xanuunka COVID 19.

Xildhibaan kasta waxa qoondo ahaan loo siiyey lacag dhn 200 oo million oo Shillinka Uganda oo u dhiganta 56,500 Dollar, si ay u helaan gaadiid cusub.

- Advertisement -

Xildhibaan kasta oo ka tirsan Barlamaanka Uganda waxa uu mushaar ahaan bishii u qaataa 8,000 oo Dollar, halka Xoogsatada ay bishiiba helaan celcelis ahaan 20 Dollar, iyadoo Macallinkuna uu qaato 75 Dollar bishiiba.

Waddanka Uganda oo ay ku nool yihiin 45 million oo qof ayaa la sheegay in Hal million qof oo keliya laga tallaalay COVID 19, iyadoo la diiwaan geliyey 91,710 oo Kiisaska COVID 19, halka ay 2,496 kalena ay u geeriyoodeen Coronavirus.

Latest stories