HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare shaaciyay in aysan u baahneyn Ciidanka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare shaaciyay in aysan u baahneyn Ciidanka Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xilli uu Ra’iisul Wasaaraha Iraq Mustafa Al-Kadhimi uu berrito Madaxweynaha Maraykanka kula kulmi doono magaalladda Washington, haddana waxa uu tilmaamay inaysan Iraq baahi dheeraad ah u qabin Ciiddamo Maraykan oo la sii dagaalama Kooxda Daacish. Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wakaalladda Wararka Associated Press ee AP waxa uu tilmaamay inay Maraykanka ka codsanayaan Tababarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xilli uu Ra’iisul Wasaaraha Iraq Mustafa Al-Kadhimi uu berrito Madaxweynaha Maraykanka kula kulmi doono magaalladda Washington, haddana waxa uu tilmaamay inaysan Iraq baahi dheeraad ah u qabin Ciiddamo Maraykan oo la sii dagaalama Kooxda Daacish.

Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wakaalladda Wararka Associated Press ee AP waxa uu tilmaamay inay Maraykanka ka codsanayaan Tababarka iyo Xog-ururinta Sirdoonk Milliteriga, isagoo hoosta ka xariiqay inaysan jirin baahi la xiriirta Ciiddamo shisheeye oo ka dagaalama dhulka Iraq.

- Advertisement -

Heshiis ay Dowladaha Iraq iyo Maraykanka kala saxiixdeen bishii April ee la soo dhaafay waxa uu dhigayey in Xilliga Kala-guurka ee Hawlgalka Maraykanka ee Tababarka iyo La-talinta Ciiddanka Iraq uu micnihiisu yahay inuu dhamaanayo Doorka dagaalka ee Milliteriga Maraykanka, balse, ma jiro Jadwal cayiman oo lagu dhamaystirayo xilliga Kala-guurka ee Ciiddanka Maraykanka.

 Kulanka Madaxweyne Joe Biden iyo RW Iraq  berrito ku yeelan doonaan Aqalka Cad ee Washington ayaa la rajeynayaa inay ku go’aamiyaan Xilliga Kala-guurka ee Ciiddanka Maraykanka ka jooga Iraq, waxaana laga yaabaa inuu qorshahaasi dhaco dabayaaqada sanadkan 2021-ka.

Tirada Askarta Maraykanka ee haatan Iraq ku sugan waxay gaarayaan 2,500 Askari, tan iyo markii uu Madaxweynihii hore, Donald Trump amray dhimista Ciiddankaasi dabayaaqadii sanadkii hore.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts