HomeCaalamkaAskar u dhalatay dalka Turkiga oo weerar gaadmo ah lagu khaarijiyey

Askar u dhalatay dalka Turkiga oo weerar gaadmo ah lagu khaarijiyey

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ugu yaraan 2 Askari ayaa la dilay, 2 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii la weeraray Gaarigii Gaashamanaa ee ay wateen, xilli ay marayeen Waqooyiga dalka Syria

Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka si degdeg ah uga fal-celiyeen Weerarkaasi oo socday ilaa xalay, iyadoo la duqeynayo goobaha ay Argagixisadu ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa lagu xusay in la weeraray Gaari noociisu ahaa Kirpi oo qeyb ka ah Hawlgalka Turkiga ka wadaan gudaha Turkiga, isla markaana ay ku shahiideen 2 Askari, halka 2 kale oo dhaawacmay la dhigay Isbitaalka.

Warbaahinta waxay soo werinayaan inuu weerarku ka dhacay Deegaanka Al-Baab ee Waqooyiga Syria, kana tirsan Gobal ay Ciiddanka Turkiga ka fuliyeen Hawl Milliteri sanadkii 2016-kii.

Deegaanka lagu weeraray Ciiddanka Turkiga waxaa horey looga saaray Dagaalamayaasha Kooxda Daaacish iyo kuwa Kurdishka YPG ee ku nool Syria.

Latest stories