HomeCaalamkaRag hubeysan oo sii daayay ku dhawaad 30 Arday oo ay Afduub...

Rag hubeysan oo sii daayay ku dhawaad 30 Arday oo ay Afduub u haysteen

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Waxaa la soo siidaayay qaar kamid ah ardaydii laga af-duubtay dugsi sareoo ku yaalla gobolka Kaduna ee waqooyiga dalka Nigeria.

Rag hubeysan ayaa bishii la soo dhaafay af-dubay 121 arday, kuwaas oo dhigan jiraydugsiga sare ee Bathel Babtist ee gobolkaasi Kaduna, waxaana afduub loogu heystay 21 maalmood.

- Advertisement -

Mid kamid ah asaasayaashii iskuulkaasi, Reverend John Joseph, ayaa BBC-da u xaqiijiyay in haatan la soo siidaayay28 arday, kaddib wadahadal dhex maray afduubayaasha iyo walidiinta dhalay ardayda la afduubtay.

Reverend ma uusan cadeyn in la dhiibay lacag madax furasho ah iyo in kale balse waxaa uu yiri “waa laga yaabaa”.

Ardaydaasi ayaa gelinkii hore ee maanta dib ula midoobay waalidiintooda kaddib markii la mariyay baaritaan caafimaad.

Latest stories