HomeCaalamkaBoliska Afganistan oo gacanta ku dhigay Ninkii ka dambeeyey Duqeyntii dhacday Maalintii...

Boliska Afganistan oo gacanta ku dhigay Ninkii ka dambeeyey Duqeyntii dhacday Maalintii Ciidda

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Warbaahinta dalkaasi waxay sheegeen in la soo qabtay Ninkii Hoobiyayaasha la beegsaday Qasriga Madaxtooyada Kaabul, xilligii lagu tukanayey Salaadda Ciiddul-Adxaha. Telefishinka 1TV ayaa baahiyey in Boliska Degmadda Shanaad ee magaalladda Kaabul ay gacanta ku dhigeen Eedeysanaha iyo 3 qof oo la socotay. Dhowr Hoobiye ayaa waxay Maalintii Ciidda ku dhaceen duleedka, balse, cidna wax kuma […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi waxay sheegeen in la soo qabtay Ninkii Hoobiyayaasha la beegsaday Qasriga Madaxtooyada Kaabul, xilligii lagu tukanayey Salaadda Ciiddul-Adxaha.

Telefishinka 1TV ayaa baahiyey in Boliska Degmadda Shanaad ee magaalladda Kaabul ay gacanta ku dhigeen Eedeysanaha iyo 3 qof oo la socotay.

- Advertisement -

Dhowr Hoobiye ayaa waxay Maalintii Ciidda ku dhaceen duleedka, balse, cidna wax kuma noqon Duqeyntaasi.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Afganistan ayaa lagu sheegay in Eedeysanaha la qabtay uu ka tirsan yahay Dagaalamayaasha Kooxda Daalibaan ee ka dagaalanta dalkaasi.

Latest stories