HomeCaalamkaBoqolaal qof oo laga daad-gureeyey Keymo dab ka kacay

Boqolaal qof oo laga daad-gureeyey Keymo dab ka kacay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ku-dhawaad 400 qof ayaa laga daad-gureeyeey Jesiiradda Sardinia ee dalkaasi, kadib markii uu dab ka kacay dhulka Kaymaha ee ku yaalla Jesiiradaasi kaabiga ku haysa Badda Meditereeniyanka. Kooxaha Dab-damiska waxay sheegeen inay dhowr guri waxyeello ka soo gaareen dabka ka kacay Galbeedka Jesiiradda Sardinia. Maamulka Ciiddanka Maddaniga waxay sheegeen in qiimeynta Koowaad muujinaysi inuu dabku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 400 qof ayaa laga daad-gureeyeey Jesiiradda Sardinia ee dalkaasi, kadib markii uu dab ka kacay dhulka Kaymaha ee ku yaalla Jesiiradaasi kaabiga ku haysa Badda Meditereeniyanka.

Kooxaha Dab-damiska waxay sheegeen inay dhowr guri waxyeello ka soo gaareen dabka ka kacay Galbeedka Jesiiradda Sardinia.

- Advertisement -

Maamulka Ciiddanka Maddaniga waxay sheegeen in qiimeynta Koowaad muujinaysi inuu dabku baabi’iyey dhul baaxadiisu dhan tahay 10,000 oo Akares.

Maamulayaasha waxay kaloo sheegeen in 200 oo qof laga daad-gureeyeey Degmadda Kugliyeri, halka 155 kalena laga qaaday Deegaanka Sennariyolo.

Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA waxay sheegtay in 11 Diyaaradood loo adeegsaday daminta Ololka Kaymaha gubanayey, iyadoo kala-bar dadkii barakacay sib ugu laabtaan Jesiiradda Sardinia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts