HomeWararXukuumadda xilgaarsiinta oo Digniin kasoo saartay Lacagaha la dhaqo

Xukuumadda xilgaarsiinta oo Digniin kasoo saartay Lacagaha la dhaqo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka digay Qatar ka dhalan karta lacagaha la dhaqo, isagoona sheegay in ay danbi tahay arrintaas cidii lagu qabtaana laga qaadi doonno talaabo sharci ah. Wasiirka cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ugu digay shacabka Soomaalieed cawaaqibta ka dhalan karta lacagaha la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka digay Qatar ka dhalan karta lacagaha la dhaqo, isagoona sheegay in ay danbi tahay arrintaas cidii lagu qabtaana laga qaadi doonno talaabo sharci ah.

Wasiirka cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ugu digay shacabka Soomaalieed cawaaqibta ka dhalan karta lacagaha la dhaqo ee dalka la soo galiyo.

- Advertisement -

“ Cid walba oo lacag isticmaasha ama keedisa ama dadka u kala gudbisa waxaa waajib ku ah lacagta ay guddbineyso meeshii ay ka timid in la yaqaano, meeshii ay u socotana la yaqaano wixii intaa ka baxsana qofkii lagu helo wuxuu muteysanayaa ciqaab ” ayuu yiri Wasiirka cadaaladda Soomaaliya.

Ugu dambeyn Wasiirka cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa tilmaamay inay
danbi tahay lacagta la dhaqo, isla markaana cidii lagu qabtaana laga qaadi doonno talaabo sharci ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts