HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Sh/Dhexe

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Sh/Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe oo weli ku sugan degmada Cadale ayaa Maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Hirshabeelle. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo arrimo ku aadan amniga, waxaana kulanka ka qeyb galay Maamulka degmada Cadale. Guddoomiyaha Gobolka Axmed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe oo weli ku sugan degmada Cadale ayaa Maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Hirshabeelle.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo arrimo ku aadan amniga, waxaana kulanka ka qeyb galay Maamulka degmada Cadale.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Axmed Meyre Makaraan ayaa Madaxweyne Cali Guudlaawe uga warbixiyay horumarada ka socda deegaanada Dhexe iyo adeegyada ay u baahan yihiin bulshada in wax la qabto.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Maamulka degmada Cadale ka dhageystay Warbixino la xiriira baahiyaha ka jira degmada ee u baahan wax la qabto, waxaana la sheegay in Guudlaawe uu balan qaaday inuu wax ka qaban doono baahiyaha Caafimaadka iyo Waxbarshada.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maamulka Cadale iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmadaas uga mahadceliyay soo dhaweyntii wanaagsaneyd ay u sameeyeen ay u isaga, Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya iyo wafdigii kale ee halkaas gaaray.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku sugan Cali Guudlaawe, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, iyagoona halkaas ka wada kulmo gaar gaar ah oo ay la qaadanayeen Odayaasha dhaqanka iyo Maamulka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts