HomeCaalamkaDagaallo dad shacab ah lagu laayay oo ka socda gobolka Canfarta

Dagaallo dad shacab ah lagu laayay oo ka socda gobolka Canfarta

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena waa lagu barakiciyay sababo la xiriira dagaallo u dhexeeya mucaaradka iyo xooggaga dowladda taabacsan ee ka socda gobolka Canfarta ee Itoobiya, oo deris la ah gobolka Tigray ee waqooyi-bari Itoobiya. Dagaalka ka socda gobolka Tigray ayaa ku sii fidaya gobolka Cafarta, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena waa lagu barakiciyay sababo la xiriira dagaallo u dhexeeya mucaaradka iyo xooggaga dowladda taabacsan ee ka socda gobolka Canfarta ee Itoobiya, oo deris la ah gobolka Tigray ee waqooyi-bari Itoobiya.

Dagaalka ka socda gobolka Tigray ayaa ku sii fidaya gobolka Cafarta, dagaal kaas oo dhaliyey in kumanaan qof ay dhintaan sideed bilood gudahood isla markaana sababay in boqolaal kun ay ku barakacaan sida Qaramada Midoobay ay sheegtay.

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo ku guuleystey Abaalmarinta Nobel Peace Prize ee sanadka 2019-kii, ayaa ciidamo u direy Tigray bishii Nofeembar ee la soo dhaafey si ay meesha uga saaraan ururka TPLF oo ahaa xisbiga gobolkaas ka taliya.

Tallaabadan ayaa la sheegay in ay jawaab u ahayd weerar ciidamada dowladda lagu soo qaaday oo ay amarkiisa lahayd TPLF.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa abaabulaysaa xoogag ka kala socda gobollo kala duwan si ay u taageeraan ciidankeeda oo ay uga hortagaan waxa ay ku sheegtay daandaansiga jabhadda Tigrayga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts