HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Madagaskar oo ka badbaaday Isku-day dil

Madaxweynaha dalka Madagaskar oo ka badbaaday Isku-day dil

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in la fashiliyey qorshe lagu khaarijiyey lahaa Madaxweynahaha dalkaasi, Andry Rajoelina. Qoraalka ayaa lagu xusay in la xiray dhowr qof oo isugu jiray Muwaadiniin Deegaanka iyo kuwo Shisheeye ah. Ilo Diplomaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa sheegay inay […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in la fashiliyey qorshe lagu khaarijiyey lahaa Madaxweynahaha dalkaasi, Andry Rajoelina.

Qoraalka ayaa lagu xusay in la xiray dhowr qof oo isugu jiray Muwaadiniin Deegaanka iyo kuwo Shisheeye ah.

- Advertisement -

Ilo Diplomaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa sheegay inay labo Nin oo Faransiis ah ka mid yihiin dadka loo soo xiray Isku-dayga dilka ee la fashiliyey.

Dhinaca kale, bishii la soo dhaafay ee June 26-dii oo ku beegnayd Maalinta Xorriyada ee Madagaskar waxaa la fashiliyey Isku-day lagu dili lahaa Taliyaha Ciiddanka dalkaasi, Jeneral Rijard Rafalomanane oo isugu ah Gacanta Midig ee Madaxweynaha dalkaasi.

Latest stories