HomeCaalamkaDowladda Sacuudiga oo wada qorshe ay Dal uga dhisaneyso Deked Cusub

Dowladda Sacuudiga oo wada qorshe ay Dal uga dhisaneyso Deked Cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maal-gashadayaal u dhashay Sacuudiga ayaa qorseynayo inay Deked cusub ka dhisaan Xeebta Badda Cas ee dalka Sudan, sida uu sheegay Wasiirka Maaliyadda Sudan, Jibriil Ibraahim. Wasiirka oo la hadlay Wargeyska Sudan Tribune ayaa sheegay in qorshahaasi lagu soo hadal-qaaday Shirar uu  bilowgii bishan la yeeshay 7 Wasiir oo Sacuudiyaan ah, kuwaasi oo uu kala hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maal-gashadayaal u dhashay Sacuudiga ayaa qorseynayo inay Deked cusub ka dhisaan Xeebta Badda Cas ee dalka Sudan, sida uu sheegay Wasiirka Maaliyadda Sudan, Jibriil Ibraahim.

Wasiirka oo la hadlay Wargeyska Sudan Tribune ayaa sheegay in qorshahaasi lagu soo hadal-qaaday Shirar uu  bilowgii bishan la yeeshay 7 Wasiir oo Sacuudiyaan ah, kuwaasi oo uu kala hadlay Iskaashiga iyo Maalgashiga.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Kulamo kale bilowga bisha soo socoat la yeelan doonaan Hay’adda Maalgelinta Sacuudiga iyo 40 Shirkado waa weyn, si loo dejiyo qorshaha Fulinta Mashaariicda iyo Maalgashiga ay Sacuudiga ka fulin doonaan Sudan.

Wasiirka Maaliyadda Sudan, Jibriil Ibraahim waxa uu tilmaamay in Maalgashadayasha Scuudiga aad u danaynayaan inay Deked cusub ka dhisaan Xeebta Badda Cas iyo Maalgashiga Mashaariic laga hirgelinyo Webiga Atbara oo ku yaalla Bariga Sudan.

Bishan July 11-dii, Wasiirka Maalgashiga Sudan, Al-Hadi Maxamed Ibraahim waxa uu tilmaamay inay Maal-gashadayaasha Sacuudiga qorsheynayaan inay maal-gashadaan Kaabayaasha Dhaqaalaha, Korontada, Waddooyinka waa weyn oo ay dhinac socdaan Mashariic lagu horumarinayo Dekedda Port Sudan ama dhismaha Deked cusub iyo Xoolaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts