HomeCaalamkaDabley hubeysan oo qafaashay shaqaale shisheeye

Dabley hubeysan oo qafaashay shaqaale shisheeye

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dabley Hubeysan ayaa waxay 3 Muwadin oo Shiinees ah iyo 2 u dhalatay dalka Mauritania ka qafaasheen Bartamaha dalka Maali. Hadal ka soo baxay Millteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Shaqaalahaasi shalay laga qafaashay dhismo Waddo oo ay ka wadeen meel 55 KM u jirta Degmadda Kawala. Dabley waxay kaloo burburiyeen Qalabkii Dhismaha ee Shirkad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley Hubeysan ayaa waxay 3 Muwadin oo Shiinees ah iyo 2 u dhalatay dalka Mauritania ka qafaasheen Bartamaha dalka Maali.

Hadal ka soo baxay Millteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Shaqaalahaasi shalay laga qafaashay dhismo Waddo oo ay ka wadeen meel 55 KM u jirta Degmadda Kawala.

- Advertisement -

Dabley waxay kaloo burburiyeen Qalabkii Dhismaha ee Shirkad laga leeyahay dalka Mauritania oo Waddooyinka dhista

Wakaalladda Wararka Mauratania waxay soo werisay in dableyd oo watay Mootooyin ay dab qabadsiiyeen Qalabkii iyo Haan Shidaal uu ka buuxay, ka hor intaysan afduubanin Shaqaalaha u dhashay dalalka Shiinaha iyo Mauritania.

Maleeshiyo taabacsan Kooxda Daacish ayaa ka hawl-gala dalka Maali, iyadoo ay Dowladda halgan ugu jirto sidii looga hortegi lahaa Colaadahaasi oo socday tan iyo sanadkii 2012-kii.

- Advertisement -

Dagaalamayaasha taabacsan Kooxda Daacish waxay ballaariyeen Hawlgaladda ay ka wadaan dhulka Lama-degaanka ee dalkaasi iyo waddamada kale ee Burkino Faaso iyo Niger.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts