HomeCaalamkaTobaneeyo qof oo ku geeriyootay Dhismo ku soo dumay

Tobaneeyo qof oo ku geeriyootay Dhismo ku soo dumay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

17-qof ayaa geeriyootay, 2 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbiga Dhismo ku yaalla magaalladda ugu weyn dalka Hindiya ee Mumbay. Hay’adda Ka-hortaga Masiibooyinkaasi ee dalkaasi ayaa sheegtay in Roob xooggan iyo dhul-go sababay inuu qeyb ka mid ah dhismayaashaasi burburo, taasi oo sababtay geerida iyo dhaawca dadkaasi ku ge Wakaalladda Wararka India […]

- Advertisement -
- Advertisement -

17-qof ayaa geeriyootay, 2 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbiga Dhismo ku yaalla magaalladda ugu weyn dalka Hindiya ee Mumbay.

Hay’adda Ka-hortaga Masiibooyinkaasi ee dalkaasi ayaa sheegtay in Roob xooggan iyo dhul-go sababay inuu qeyb ka mid ah dhismayaashaasi burburo, taasi oo sababtay geerida iyo dhaawca dadkaasi ku ge

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka India ee ANI News Agency waxay soo tebisay in ugu yaraan 16 qof laga soo badaadiyey burburka Dhsimahaasi, welina ay socdaan Hawlaha Samata-bixinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts