HomeCaalamkaSir laga helay calooshood u shaqeystayaashii dilay Madaxweynihii Haiti

Sir laga helay calooshood u shaqeystayaashii dilay Madaxweynihii Haiti

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Koox ka soo kala jeedda Colombia, iyo Haiti oo heysta dhalashada Mareykanka oo looga shakisan yahay inay dileen madaxweynihii dalka Haiti, Jovenel Moise, ayaa baarayaasha u sheegay in qorshahooda uu ahaa inay soo xiraan madaxweynaha, balse qorshuhu uusan ahayn in ay dilaan. Moise ayaa arroortii Arbacadii lagu dhex dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Port-au-Prince, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox ka soo kala jeedda Colombia, iyo Haiti oo heysta dhalashada Mareykanka oo looga shakisan yahay inay dileen madaxweynihii dalka Haiti, Jovenel Moise, ayaa baarayaasha u sheegay in qorshahooda uu ahaa inay soo xiraan madaxweynaha, balse qorshuhu uusan ahayn in ay dilaan.

Moise ayaa arroortii Arbacadii lagu dhex dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Port-au-Prince, waxaana dilka fuliyay koox uu maamulka Haiti ku sheegay in ay yihiin calooshood u shaqeystayaal ajaaniib ah.

- Advertisement -

Waxay ka koobnaayeen 26 u dhalatay Colombia iyo labo u dhashay Haiti balse haysta dhalashada Mareykanka, arrintaas oo xaaladda dalkaas ee awalba xumeyd sii dhabqisay.

Weli lama oga cidda soo abaabushay dilka madaxweynaha, iyadoo dalkaasi uu codsaday in taageero caalami ah la siiyo.
Xukuumadda Washington ayaa diidday codsiga Haiti ee ah in ciidamo loo diro, inkastoo sarkaal sare oo Mareykan ah uu sheegay in Mareykanka uu koox farsamo u dirayo dalkaasi si loo qiimeeyo xaaladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts