HomeCaalamkaMadaxweyne amar kasoo saaray isticmaalka Baraha Bulshada ka dib markii lagu faafiyay...

Madaxweyne amar kasoo saaray isticmaalka Baraha Bulshada ka dib markii lagu faafiyay geeridiisa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeenka Ciiddanka Dembi-baarista Boliska Uganda,Charles Twiine waxa uu sheegay inay Xabsiga dhigeen Nin lagu eedeynayo inuu Baraha Bulshadda faafiyey war ku aadan inuu Madaxweyne Yoweeri Museveni geeriyooday. Magaca Eedeysanaha waxaa lagu sheegay Jamiilu Sekyondwa oo ka soo jeeda Degmadda Luweero ee Bartamaha dalkaasi. Afhayeenka waxa uu xusay inay hayaan caddaymo horseedi karta in Eedeysanaha la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Dembi-baarista Boliska Uganda,Charles Twiine waxa uu sheegay inay Xabsiga dhigeen Nin lagu eedeynayo inuu Baraha Bulshadda faafiyey war ku aadan inuu Madaxweyne Yoweeri Museveni geeriyooday.

Magaca Eedeysanaha waxaa lagu sheegay Jamiilu Sekyondwa oo ka soo jeeda Degmadda Luweero ee Bartamaha dalkaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu xusay inay hayaan caddaymo horseedi karta in Eedeysanaha la soo maxkamadeeyo.

Xariga Niignkaasi ayaa yimid, kadib, markii uu Madaxweyne Museveni ku amray Ciiddanka Ammaanka inay si degdeg ah u soo xiraan dadka faafinaya warka been abuurka ee ku aadan Geeridiisa.

Madaxweynaha waxa kale oo uu u digay dadka wax ku qora Baraha Bulshada ee uu ku tilmaamay kuwo iska qora Wararka been abuurka.

- Advertisement -

Museveni oo ka hadlay Warka ku aadan Geeridiisa waxa uu sheegay in maalin uu dhagax dhigi lahaa Mashruuc laga hirgelinayo Deegaanka Bombo uu la yaabay dadka oo si argagax leh isaga u soo eegayo, maadaama ay Baraha Bulshada ka akhristeen warka ku aadan Geeridiisa.

Waxa uu ku amray Hay’addaha Ammanka inay dabagal ku sameeyaan, soona xiraan kuwa wararka beenta ku soo qora Warbaahinta Baraha Bulshadda.

Si kastaba ha ahaatee, Warka ku aadan Geeridiisa waxa uu noqday mid waddo-yaal ah oo ay dadka caadiga ah hadal-hayeen tan iyo dabaayaqadii bishii hore ee June, iyadoo Baraha Bulshadda oouu Facebook ka mid yahay laga mamnuucay dalkaasi.

Madaxweyne Museveni oo 76-jir ah waxa uu Talada dalka Uganda hayey tan iyo sanadkii 1986-dii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts