HomeCaalamkaDad badan oo Biriqi ay ku dishay Gobalka Rajasthaan ee Galbeedka Hindiya

Dad badan oo Biriqi ay ku dishay Gobalka Rajasthaan ee Galbeedka Hindiya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in ugu yaraan 38 qof ay geeriyoodeen, kadib, markii ay Biriq ku habsatay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay. Geerida ugu badan ayaa la sheegay inay ka dhacday Gobalka Rajasthaan ee Galbeedka dalkaasi, iyadoo ay 11-qof biriq kula dhacday meel ku dhow Taawar dheer oo ay Saacad weyn ku rakiban tahay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in ugu yaraan 38 qof ay geeriyoodeen, kadib, markii ay Biriq ku habsatay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Geerida ugu badan ayaa la sheegay inay ka dhacday Gobalka Rajasthaan ee Galbeedka dalkaasi, iyadoo ay 11-qof biriq kula dhacday meel ku dhow Taawar dheer oo ay Saacad weyn ku rakiban tahay.

- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka tirsan Boliska Hindiya oo lagu magacaabo ANAND SIRFASTAFA ayaa sheegay in qaar ka mid ah Dhibanayaasha ay gabaad ka dhigteen goobtaasi, xilli uu da’ayey Roob Mahiigaan ah.

Dhinaca kale, ugu yaraan 42 qof ayaa waxay Biriq kula dhacday dhowr Degmo oo ka tirsan Gobalka Utar Pradesh.

Hay’adda Saadaasha Cimiladda waxay ka digeen Biriq badan oo la filan karo labada maalin ee soo socota.

- Advertisement -

Biriqda waxay caadi ka tahay dalka Hindiya inta lagu guda-jiro Xilli Roobabka Mansuumka ee Bilaha June ilaa September.

In ka badan 2,900 qof ayaa waxay Biriq ku dileen dalka Hindiya sanadkii 2019-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts