HomeCaalamkaDowladda Imaaraadka Carabta oo Safaarad ka furan doonta Israel

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Safaarad ka furan doonta Israel

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha Imaaraadka waxay sheegeen inay maalinta Arbacadda ee soo socota si rasmi ahaan Safaaradooda uga furan doonaan Caasimadda Israel ee Telviv. Madaxweynaha Israel, Isaak Herzog ayaa la sheegay inuu goobjoog ka noqon doono Munaasabadaasi. Ergada Diplomaasiyiinta Israel waxay tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan ka hawl-galayeen dalka Imaaraadka, iyadoo isbuucii hore la furay dhismaha Safaraadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Imaaraadka waxay sheegeen inay maalinta Arbacadda ee soo socota si rasmi ahaan Safaaradooda uga furan doonaan Caasimadda Israel ee Telviv.

Madaxweynaha Israel, Isaak Herzog ayaa la sheegay inuu goobjoog ka noqon doono Munaasabadaasi.

- Advertisement -

Ergada Diplomaasiyiinta Israel waxay tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan ka hawl-galayeen dalka Imaaraadka, iyadoo isbuucii hore la furay dhismaha Safaraadda Israel ku leedahay Imaaraadka Carabta.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Israel, Yair Lapid waxa uu dabayaaqadii bishii hore ee June socdaal ku tegay dalka Imaaraadka, isagoo goobjoog ka noqday Furitaanka Qunsulliyada Guud ee Israel ee magaalladda Dubai.

Dabayaaqadii sanadkii hore, Dowladaha Imaaraadka, Moroko iyo Sudan waxay xiriir Diplomaasiyadeed la saxiixdeen Israel, kadib, markii uu Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump Galaangal u galay Heshiiskii the Abraham Accords si loo caadiyeyn lahaa Xiriirka Israel iyo dalalka Carabta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts