HomeCaalamkaMuhaajiriin badan oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari 

Muhaajiriin badan oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari 

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

12 qof ayaa k u geeriyootay, 20-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu la qalibmay Gaari Bas oo ay la socdeen Bariga dalka Turkiga. Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLUNEWS AGENCY ayaa sheegtay inuu Baska xalay ku qalibmay meel Tog ah oo u dhow Degmadda Yumakli ee Gobalka Van , kadibna uu dab ka kacay Baska ay Muhaajiriinta la socdeen. Telefishinada dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

12 qof ayaa k u geeriyootay, 20-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu la qalibmay Gaari Bas oo ay la socdeen Bariga dalka Turkiga.

Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLUNEWS AGENCY ayaa sheegtay inuu Baska xalay ku qalibmay meel Tog ah oo u dhow Degmadda Yumakli ee Gobalka Van , kadibna uu dab ka kacay Baska ay Muhaajiriinta la socdeen.

- Advertisement -

Telefishinada dalka Turkiga waxay soo bandhigeen Muuqaalada dadka Muhaajiriinta oo lagu daawaynayo hareeraha waddada, halka ay Kooxaha Gurmadka ay maydadka ka soo bixinayeen gudaha gaariga ku gubtay.

Lama shaacinin dalalka ay ka soo jeedaan Muhaajiriinta ku geeriyootay iyo kuwa ku dhaawacmay Shilka ka dhacay Bariga Turkiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts