HomeCaalamkaMadaxweyne amar kasoo saaray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladdiisa

Madaxweyne amar kasoo saaray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladdiisa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha dalka Syria Dr. Bashaar Xaafid Al-Asad waxa uu maanta soo saaray Wareegto uu Mushaaraadka ugu kordhiyey Boqolaaal kun oo Shaqaale Dowladeed iyo Ciiddan, isagoo 50% u kordhiyey Mushaaraadka ay haatan qaataan. Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa kaloo lagu xusay in la kordhiyo Lacagaha Shaqaaalaha iyo Ciiddanka hawlgabka noqda, iyadoo loo kordhiyey […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Syria Dr. Bashaar Xaafid Al-Asad waxa uu maanta soo saaray Wareegto uu Mushaaraadka ugu kordhiyey Boqolaaal kun oo Shaqaale Dowladeed iyo Ciiddan, isagoo 50% u kordhiyey Mushaaraadka ay haatan qaataan.

Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa kaloo lagu xusay in la kordhiyo Lacagaha Shaqaaalaha iyo Ciiddanka hawlgabka noqda, iyadoo loo kordhiyey 40%.

- Advertisement -

Mushaar-kordhinta ayaa timid, iyadoo ay Caqabado Dhaqaale-xumo iyo mid Maliyadeed ka jirta dalkaasi, isla markaana ay sare u kaceen qiimaha Maciishada daruuriga.

Go’aanka Madaxweyne Asad ayaa yimid hal maalin kadib, markii ay Dowladda labanlabtay qiimaha Rootiga ama Cayshka, isla markaana Shidaalka qiimahiisu kordhay 180%.

Mushaar-kordhintii u dambaysay ee Shaqaalaha Dowladda Syria waxaa loo sameeyey bishii November ee sanadkii 2019-kii.

Latest stories