HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qarax lala beegsaday Xarunta lagu Ciyaaro kubadda Cagta

Dad ku geeriyooday Qarax lala beegsaday Xarunta lagu Ciyaaro kubadda Cagta

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

4 qof ayaa ku geeriyootay, 4 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax Fiidnimadii xalay lala beegsaday Xarunta Naadiga Ciyaaraha ee Al-Amiiriyah ee dalka Sudan. Dadka ku geeriyooday weerarkaasi waxaa ka mid ahaa Hooyo iyo ilmo yar. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dabley aan la aqoonin ay Bam gacmeed ku weerareen dhismaha uu Naadigaasi ku leeyahay Xaafadda Salboona […]

- Advertisement -
- Advertisement -

4 qof ayaa ku geeriyootay, 4 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax Fiidnimadii xalay lala beegsaday Xarunta Naadiga Ciyaaraha ee Al-Amiiriyah ee dalka Sudan.

Dadka ku geeriyooday weerarkaasi waxaa ka mid ahaa Hooyo iyo ilmo yar.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dabley aan la aqoonin ay Bam gacmeed ku weerareen dhismaha uu Naadigaasi ku leeyahay Xaafadda Salboona ee magaallo xeebeedka Port Sudan ee Walaayadda Baxrul-Axmar ee kaabiga ku haysa xeebta Badda Cas.

Dableyda weerarka geystay oo tiradooda lagu sheegay ilaa 3 qof ayaa waxay kaloo toogasho ku dhaawaceen 2 kale oo ka cararay Xarunta la weeraray.

Dhinaca kale, Dhallinyarada Xaafadda uu dilku ka dhacay waxaa u suurto-gashay inay naafeeyaan Mooto ay ku baxsan lahaayeen dableydii, waxayna gacanta ku dhigaan mid ka mid ah dablaydii, halka ay labada kalena orod ku baxsadeen.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska magaalladda Port Sudan waxay sheegeen inay wadaan Baaritaanka kooxdii weerarka geysatay, iyagoo Xog-wareysi la leh Shaqsiga ka midka ahaa dableyda ee gacanta lagu dhigay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts