HomeWararDEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Villa Baydhabo, kaasi oo jutiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir. Qaraxaas oo ahaa mid weyn ayaa waxaa la sheegay inuu loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana waxaa uu ku qarxiyay […]

- Advertisement -

Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Villa Baydhabo, kaasi oo jutiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxaas oo ahaa mid weyn ayaa waxaa la sheegay inuu loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana waxaa uu ku qarxiyay xili uu marayay wadada aada dhinaca Villa Baydhabo oo ay ku taallo Xarun ay leeyihiin Ciidanka Haramcad.

- Advertisement -

Khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu warramayaa inuu ka dhashay qaraxaas, waxaana aaga uu qaraxu ka dhacay isku gadaamay oo xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looga oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas ka dhacay Magaalada Muqdisbo oo warar hordhaca ah ay sheegayaan in lagu weeraray Taliyaha Ciidanka Booliska Farxaan Maxamuud Qaroole.

Latest stories