HomeWararBajaajleyda Magaalada Dhuusamareeb oo shaqo joojin sameeyay

Bajaajleyda Magaalada Dhuusamareeb oo shaqo joojin sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Darawaliinta Mootooyinka Bajaajta ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay , iyagoona ka hadlay sababta keentay arrintaas. Qaar kamid ah Bajaajleyda Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen inay cabasho ka yihiin Maamulka Caasimadda, isla markaana laga qaado lacago xad-dhaaf ah oo aysan awoodin inay bixiyaan Bajaajleyda. Sidoo kale waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Darawaliinta Mootooyinka Bajaajta ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay , iyagoona ka hadlay sababta keentay arrintaas.

Qaar kamid ah Bajaajleyda Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen inay cabasho ka yihiin Maamulka Caasimadda, isla markaana laga qaado lacago xad-dhaaf ah oo aysan awoodin inay bixiyaan Bajaajleyda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa ay sheegeen Bajaajleyda in loo diiday inay ka shaqaystaan wixii ka dambeeya saddex saac xiliga habeenka, iyagoona xusay inay arrintaas culeys ku noqotay, looguna sii daray lacago xad-dhaaf oo Canshuur ahaa looga qaadayo.

Bajaajleyda ayaa Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ugu baaqay in wax laga qabto cabashadooda oo ku aadan lacagta xad-dhaafka ee Canshuurta ahaa looga qaadayo oo sheegeen in aysan awoodin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts