HomeCaalamkaDowladda Jarmalka oo In ka badan 2 kun Fiisooyin siisay Shaqaale

Dowladda Jarmalka oo In ka badan 2 kun Fiisooyin siisay Shaqaale

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Difaaca Jarmalka ayaa shaacisay inay 2,400 oo Fiisooyin ah siiyeen Shaqaalaha Afganistan iyo qoysaskooda ee la shaqeeyey Ciiddaanka Jarmalka ee ka hawlgalay dalkaasi. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Jarmalka, Dvid Helmbold ayaa sheegay inay doonayaan inay tageero badan oo suurtogal ah siiyaan Muwaadiniinta Afganistan ee la soo shaqeeyey Ciiddanka Jarmalka. Waxa uu intaasi ku daray in Shaqaalaha la […]

- Advertisement -
Wasaaradda Difaaca Jarmalka ayaa shaacisay inay 2,400 oo Fiisooyin ah siiyeen Shaqaalaha Afganistan iyo qoysaskooda ee la shaqeeyey Ciiddaanka Jarmalka ee ka hawlgalay dalkaasi.
Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Jarmalka, Dvid Helmbold ayaa sheegay inay doonayaan inay tageero badan oo suurtogal ah siiyaan Muwaadiniinta Afganistan ee la soo shaqeeyey Ciiddanka Jarmalka.
Waxa uu intaasi ku daray in Shaqaalaha la siiyey Fiisooyinka ay sida ugu dhaqsaha badan ugu dhoofi doonaan Jarmalka.
Warkan ayaa soo baxay maalmo kadib, markii Ciiddankii ugu dambeeyey ee Jarmalka laga saaray dalkaasi oo ay ku sugnaayeen tan iyo sanadkii 2003-dii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts