HomeCaalamkaDiyaarad Daroon oo lagu soo riday xayndaabka Safaarad Dowladeed

Diyaarad Daroon oo lagu soo riday xayndaabka Safaarad Dowladeed

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Milliteriga Mareykanka ayaa toogtay Diyaarad Daroon oo hubeysan, taasi oo dul-maraysay Dhismaha Safaaradooda oo ku taalla magaalladda Baqdaad.

Ilo-wareed ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Iraq ayaa  sheegay in Nidaamka Difaaca Maraykanka ay toogteen Diyaaradaasi oo maraysay Hawada magaalladda Baqdaad.

- Advertisement -

Toogashadan ayaa timid saacado kadib, markii Gantaallo lagu duqeeyey Dhismo ay Milliteriga Maraykanka ku leeyihiin Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad oo ku taalla dhulka Lama-degaanka ee Galbeedka dalkaasi.

Dhinaca kale, tan iyo bilowgii sanadkan, 47 weerar ayaa lala beegsaday Danaha Marahykanka ku leeyihiin dalka Iraq, halkaasi oo 2,500 Askar Maraykan ah qeyb ka yihiin Hawlgalka Caalamiga ee La-dagaalanka Kooxda Daacish.

Maraykanka waxay ka walaacsan yihiin Weerarada cusub ee Diyaaradaha Darooniska ee lagu weeraro, waxayna dhawaan sheegeen inay 3 million oo Dollar ku abaal-marin doonaan dadka soo gudbiya xogaha weerarada lala maagan yahay Danaha Maraykanka ku leeyahay Iraq.

Latest stories